Nabadoon Mucaarad ku ahaa Axmed Madoobe oo caawa lagu dhaawacay Kismaayo

Wararka ka caawa ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in kooxo hubeesan ay halkaasi dhaawac xoogan ugu geesteen Nabadoon caan ka ahaa gobolada Jubooyinka. Kooxo hubeesan ayaa la sheegay in nabadoonka oo lagu magacaabo Axmed Jaamac Qalyar rasaas ku dhufteen xili uu kusii jeeday Masaajid kuyaala xaafada uu ka dagan yahay … Continue reading Nabadoon Mucaarad ku ahaa Axmed Madoobe oo caawa lagu dhaawacay Kismaayo